Qaraxyo la sheegay iney Al-shabaab adeegsan rabeen bisha Ramadaan oo la qabtay (Sawirro)

Ciidamada dowaldda ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose kusoo qabtay miinooyin fara badan oo kuwa dhulka la geliyo ah. Sida ay sheegtay Taliyaha ku xigeenaka ciidamada Booliska Zakiya Hussein waxaa howlgalka lagu qabtay waxyaabaha qarxa oo Alshabaab ay diyaariyeen, waxaana lagu soo bandhigay goob fagaare ah. Waxay intaas ku dartay … Continue reading Qaraxyo la sheegay iney Al-shabaab adeegsan rabeen bisha Ramadaan oo la qabtay (Sawirro)